1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo beenisay in Wadahadallo ay u Dhexeeyaan Mareykanka iyo Kooxda Al-Shabaab Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa si cad u beeniyay wararka la faafiyay ee sheegaya in uu jiro wadahadal u dhexeeya Dowladda Mareykanka iyo kooxda Al-Shabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:War Hindia oo gargaar bani’aadamnimo u soo dirtay Soomaaliya Dawladda Hindiya ayaa Soomaaliya u soo dirtay gargaar bani’aadamnimo oo gaaraya 10 tan, iyada oo taageero u muujinaysa shacabka Soomaaliyeed xilli uu dalku wajahayo dhibaato baahsan oo ay sababaan colaado…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirka ka socda Laascaanood ee dhismaha maamulka Sool iyo Sanaag oo wajahaya caqabado waa weyn Shirkii siyaasadeed ee ka socday magaalada Laascaanood, kaas oo muddooyinkii u dambeeyay ay indhaha bulshada Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba ku sii jeedeen, ayaa si rasmi ah u baaqday maanta, kaddib…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa laga ogyahay wada-hadallada Suuriya iyo Israa’iil ee magaalada Paris? Wefti ka socda Suuriya oo ka kooban saraakiil ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda iyo sirdoonka, ayaa magaalada Paris kula kulmay madax ka tirsan maamulka Israa’iil, waxaana kulankaas oo uu Maraykanku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaal culus oo ka dhex qarxay Thailand iyo Cambodia Dagaal culus ayaa markale dib uga qarxay xadka ay isku hayaan dalalka Thailand iyo Cambodia, iyadoo labada dhinac ay is weydaarsadeen rasaas maalintii labaad oo xiriir ah, sida ay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirrada ee maanta? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiis u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Indonesia, oo ku saabsan in ay ka dhaafaan shuruudaha dal-ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Askar isku dishay Garowe Garoowe – Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen, kadib markii askari ka tirsan ciidamada ilaalinta nabadgelyada waddooyinka Puntland uu rasaas ooda kaga qaaday gaari…
2 daqiiqo Sheeko:War Warbaahinta Imaaraadka oo billowday dacaayado ka dhan dowladnimada Soomaaliya Warbaahinta dalka Imaaraadka Carabta ayaa billowday dacaayado ka dhan ah dowladnimada Soomaaliya, xilli dalkaasi uu si weyn faraha ugula jira arrimaha gudaha iyo siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Maqaal dheer oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Cudurka Kaduudiyaha oo Ku Faafay 119 Waddan oo ay Ku Jirto Soomaaliya Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa shaaca ka qaaday in cudurka Kaduudiyaha (Monkeypox), uu si ba’an ugu fiday 119 waddan oo ay Soomaaliya ka mid tahay. WHO ayaa sheegtay in faafitaankan…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Cambaaraysay Xadgudub Lagu Sameeyay Markab Lagu Magacaabo SEA WORLD Muqdisho, 23 Luulyo 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay afduub iyo xadgudub lagula kacay markab ganacsi oo lagu magacaabo SEA WORLD, oo siday qalab ciidan una…