1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada dadka ku dhintay dagaallada ka socda Koonfurta Suuriya oo sii kordhaysa Khasaaraha ka dhashay dagaallada socda gobolka Suweydaa ee koonfurta dalka Suuriya ayaa sii kordhaya, xilli walaac xooggan laga qabo inay xaaladdu faraha ka baxsan oo colaad sokeeye dib u qaraxdo.…
1 daqiiqo Sheeko:War Khasaare badan oo ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku geeriyoodeen, ku dhawaad 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleed culus oo saakay ka dhacay deegaanka Meersiis, oo hoos…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha ka dhashay Dab ka kacay Ciraaq oo sii korortay Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay Dab qabsaday xarun ganacsi oo ku taal magaalada Kut ee dalka Ciraaq kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawaca toabanaan qof, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeymihii ugu adkaa ka fulinaysa xarumaha dowladda Suuriya ee Dimishiq Military-ga maamulka Israa’iil ayaa duqeymihii ugu adkaa ka fuliyay xarumo muhiim ah oo ku yaalla caasimadda Suuriya ee Dimishiq, kuwaas oo ay ku jiraan Wasaaradda Gashaandhigga, Taliska Ciidanka, iyo goobo…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Deegaanka Jubbaland oo Muqdisho ku Geeriyooday Muqdisho – Alle ha u naxariistee, waxaa maanta oo Arbaco ah magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, Marxuum Maxamuud Cabdinuur (Beerxaani).…
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda Federaalka oo Eedeyn Culus u Jeedisay Madaxweynaha Puntland Kadib Dagaalkii Dhahar Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay dagaalkii ka dhacay magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag, iyadoo si toos ah farta ugu…
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in uu halkaasi ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya laba ciidan oo kala taabacsan laba dhinac oo siyaasadeed…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Xayuubiyay Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah xilka uga qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil, oo xilligan qeyb ka ah shirka siyaasadeed ee ka socda magaalada Laascaanood. Fadhiga 16-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha ciidanka Israa’iil ka soo gaaraya dagaalka Qasa oo kordhaya Ciidamada maamulka Israa’iil ayaa wajahaya iska caabintii ugu adkayd, ayadoo xoogagga falastiiniyiintu ay si maalinle ah u khaarijinayaan saraakiil sar sare oo militariga Israa’iil ka tirsan. Saacado yar ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynihii hore ee Nigeria oo geeriyooday Madaxweynihii hore ee Nigeria Muhammadu Buhari ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaala London isagoo 82 jir ah, sida ay sheegeen qoyskiisa. Madaxweynihii hore ee dalka ayaa la sheegay inuu u…