1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Aadan cadde Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay shil diyaaradeed oo saacado ka hor dhacay gudaha xayndhaabka garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, gaar ahaan qeybta ay degganyihiin ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM.…
1 daqiiqo Sheeko:War DEGDEG: Shil Diyaaradeed oo ka Dhacay Muqdisho Muqdisho – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad helicopter ah ay ku dhacday Saaka agagaarka teendhada Afisyooni ee xarunta xeendaabta Xalane. Goobjoogayaal ayaa sheegay in diyaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh”Waxaan diyaar u nahay in miiska la isugu yimaado si daacadnimo iyo kalgacal ku dhisan” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa si rasmi ah u soo xiray xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada, oo ku beegan sannad-guuradii 65-aad ee kasoo wareegtay mideynta…
1 daqiiqo Sheeko:War Khilaaf mar kale ka dhex qarxay Donald Trump iyo Elon Musk Waxaa soo baxay khilaaf cusub oo u dhexeeya Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo ganacsadaha caanka ah Elon Musk. Donald Trump ayaa ku eedeeyay Elon Musk in uu ka faa’iidaystay deeqaha…
6 daqiiqo Sheeko:War 65 Sano Kadib 1-da Luulyo: ma hala hayaa Xorriyaddii Iyo Midnimadii Soomaaliya? Maanta waa 1-da Luulyo, waa maalintii xoriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waxaa xanuun iyo nasiib darro ah in 65 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Dab Xooggan oo ka Kacay Buurta Daallo, Gurmad Degdeg ah oo socda Buurta Daallo ee gobolka Sanaag waxaa ka kacay dab xooggan oo sii fidaya sida ay sheegayaan ilo deegaanka ah, dabka ayaa ku faafay dhir badan oo ku taalla dhulka buuraha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Masar oo sheegay in nabad-gelyada bariga dhexe ay ku xirantahay helitaanka dowladda Falastiini ah Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in nabad ka dhalata bariga dhexe aan la gaari doonin ilaa laga dhiso dowlad madax banaan oo Falastiin ah oo lagu sameeyo xuduudihii 1967-kii. Waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Qatar oo war ka soo saartay booqashada madaxweynaha Soomaalila Ayadoo madaxweynaha Soomaaliland uu maalintii seddaxaad ku suganyahay caasimadda Dooxa ee dalka Qatar, ayay Wasaaradda arrimaha dibedda dalkaasi war ka soo saartay kulan dhex maray madaxweynaha Soomaaliland iyo Ra’iisul Wasaaraha,…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaaraha Qatar oo Qaabilay Madaxweyne Cirro Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa maanta si rasmi ah ugu qaabilay magaalada Doha Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan MaxamedCabdillaahi(Cirro), oo booqasho rasmi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Israa’iil oo dalbaday in si degdeg loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa Militariga maamulka Israa’iil ayaa dalbaday in si degdeg ah loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa, ayagoo ka horyimid in Xukuumadda Tel Aviv ay dhulkaas wada qabsato oo gumaysato. TV-ga Channel 12…