Wasaaradda Kalluumeysiga Iyo Kheyraadka Badda Oo Digniin U Dirtay Kalluumeysatada Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ayaa uga digtay Kalluumeysatada in meelo fog fog oo badda gudaheeda ah ay tagaan inta lagu guda jiro xilliga bad xiranka. Wasaaradda ayaa sheegtay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Akhriso: Ajendayaasha Looga Hadli Doono Shir Madaxeedka Midowga Afrika Ee Nouakchott Xukuumadda Mauritania ayaa sheegtay in hoggaamiyeyaasha 30 dal ee qaaradda Afrika ay sheegeen in ay ka qeyb-galayaan shir-madaxeedka qaaradda Afrika, kaasi oo lagu qabanayo 30-ka bishan June magaalada Nouakchott. Afhayeen…
1 daqiiqo Muhaajiriintii Ay Diideen Malta Iyo Talyaaniga Oo Ka Degaya Spain Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in dalka Spain uu ku xirto markab ay saaran yihiin in ka badan 600 oo muhaajiriin Afrikaan ah, kuwaasi oo muddo todobaad ah…
1 daqiiqo Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Xafiis Ka Furatay Degmada Buulo-burde Ee Hiiraan Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyada ayaa markii ugu horreysay waxay xafiis ka furatay degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Munaasabadda lagu daah furayey xafiiskan ayaa waxaa ka qeybgalay qeybaha kala duwan ee…
2 daqiiqo Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Ku Heshiiyay Horumarinta Amniga, Maalgeshiga, Kaabayaasha Dhaqaale Iyo Dekadaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo isaga iyo ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay shir jaraa’id ku wada qabteen Villa Somalia ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay booqashada ra’isul wasaaraha.…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Soo Gaaray Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abi Axmed iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo. Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo xubno ka…
1 daqiiqo Akhriso: Magacyada Guddiga Loo Magacaabay Qaban-qaabada Maalmaha Xuriyadda Iyada oo maalmo yar naga xigaan xuska maalmaha xuriyadda ayuu ra’isul wasaare Cali Kheyre magacaabay guddi ka kooban 10 xubnood oo loo xilsaaray qaban-qaabada xafaladaha. Guddigaan, ayaa hawshooda waxay ku…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Abaanduulihii Qaranka Gen. Cali Baashi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allah u naxariistee Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar. “Aniga oo…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyada Munaasabadda Ciid-ul-fitriga u Diray Shacabka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciidul Fitriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga u rajeeyey inay ku gaaraan…
4 daqiiqo Akhriso: Diyaar Garowga Gobollada Ee Ku Aadan Maalinta Ciidda Suuqyada Muqdisho oo lagu iibiyo dharka ciidda waxaa ka jira diyaar garowgii ugu dambeeyay maadaama ciidda ay ka dhimanyihiin maalmo qura. Ganacsatada Suuqyada ayaa waxay sheegayaan in jidadka oo xiran…