1 daqiiqo Sheeko:War Abii Axmed waa caddaalad darro inay Itoobiya bad la’aan ahaato Ra’iisulwasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in dalkiisu uu wajahayo cadaalad darro deked la’aan, asagoo intaa ku daray in 30-kii sanoo la soo dhaafay ay culays ku noqatay waayitaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibedbaxyo rabshado wata oo ka billowday magaalada Los Angeles Isku dhacyo rabshado wata ayaa ka billowday magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka, ka dib markii ay is farasaareen ciidamada ammaanka iyo dad mudaaharaadayay oo ka soo horjeeday weeraro lagu…
2 daqiiqo Sheeko:War Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo Muujisay Walaac ku Saabsan Xulista Guddiga Xuquuqul Insaanka Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, oo ay ku mideysan yihiin Musharixiinta Mucaaradka, ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay war-saxaafadeed ay ku muujinayaan walaac xooggan oo ay ka qabaan habraaca loo marayo…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Dalbatay Wadahadal Dibloomaasiyadeed Kadib Cunaqabatayntii Socdaalka ee Mareykanka Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu baaqday in wadahadal diblomaasiyadeed laga yeesho xayiraadda socdaalka ee Mareykanku ku soo rogay muwaadiniinta Soomaaliyeed, tallaabo ay si weyn…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu salka ku hayaa khilaafka Trump iyo Elon Musk? Saacadihii la soo dhaafay warbaahinta dunidu waxay si weyn u hadal haysay Khilaaf ka dhex qarxay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo maalqabeenka caalamka ugu hodansan ee Elon Musk, kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Sarkaal Tashkiiliyay Saraakiil Ciidan oo Shabaab ku biiray oo Xukun Lagu Riday Muxudiin Cabdisalaan Maxamuud “Daqare” ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kaddib markii Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ay ku heshay dambiyo la xiriira ku biirista kooxda Shabaab iyo tashkiilinta saraakiil ciidan oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Trump oo ka Mamnuucay Muwaadiniinta 12 Dal oo Soomaaliya ku jirto in ay soo galaan Mareykanka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii si rasmi ah u shaaciyey in muwaadiniinta ka soo jeeda 12 waddan laga mamnuucay in ay soo galaan Mareykanka, isagoo sheegay in tallaabadan lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo codka diidmada qayaxan ah ku diiday qaraar la doonayay in dagaalka Qasa lagu joojiyo Golaha ammaan qaramada Midoobay ayaa ku guuldarraystay meelmarinta qaraar lagu doonayay in lagu joojiyo dagaalka Qasa ka dib markii Mareykanku uu codka diidmada qayaxan u adeegsaday. Qaraarkan oo ay isku…
2 daqiiqo Sheeko:War AUSSOM oo war kasoo saaray sababta ay uga baxeen Xawaadley iyo Diyaarad gashay xaalad halis Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) wuxuu xaqiijiyay in ciidamada Burundi ee ku sugnaa saldhigga hore ee Xawaadley, waqooyi-bari ee caasimadda Muqdisho, laga daadgureeyay kadib fatahaado ba’an…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa laga ogyahay xogta gabadha Soomaaliyeed ee lagu diley London? Booliiska Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa faahfaahin ka bixiyay kiiska haweeney Soomaali ah oo lagu dilay toorrey, ayadoo falkaasi uu ka dhacday xaafadda Croydon. Gabadhan oo lagu magacaabi jirey…