Justin Trudeau oo Iska Casilay Xilka Ra’iisul Wasaaraha Canada Ra’iisul wasaaraha Canada, Justin Trudeau, ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka ra’iisul wasaaraha iyo hoggaamiyaha xisbiga Liberal-ka kaddib shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Ottawa. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa”Mashaariicda dadka Soomaaliyeed sida weyn ugu baahnaayeen ayey ka mid tahay xaruntan Daarul Iftaa”. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhigax-dhigay xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Daarul Iftaa, ayaa sheegay in xaruntan ay saldhig u noqon doonto masaa’isha diiniga ah ee loo baahan yahay in loo iftiimiyo dadka Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Ganacsade Soomaaliyeed oo Lagu Dilay dalka Koonfur Afrika Alle ha u naxariistee, Saadaq Axmed Xasan (Saadaq British), oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika, ayaa lagu dilay halkaas.
1 daqiiqo Ku dhowaad 10 qof oo lagu diley dagaal culus oo ka dhacay dalka Mali Ugu yaraan sideed qof oo rayid ah ayaa lagu dilay bartamaha dalka Maali, sida ay sheegeen ilo-wareedyo kala duwan, waxaana ciidamada Mali iyo kooxda Wagner ee Ruushka lagu dambeeyay weerarka dadkaasi ay ku dhibteen.
1 daqiiqo Soomaaliya oo bilaabaysa Xiriir Diblomaasiyadeed oo Cusub oo ay la Yeelanayso Suuriya Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday tallaabooyin cusub oo xiriir diblomaasiyadeed ah oo ay la sameyneyso dowladda cusub ee Suuriya.
1 daqiiqo Mareykanka oo Malaayiin doollar ku bixinaya Soomaaliya Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard H. Riley, ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay sanadkan ku bixin doonto $28 milyan oo doolar si loo taageero mashaariic cusub oo lagu horumarinayo adkeynta iyo sugnaanta cuntada ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Faahfaahino dheeri ah oo kasoo baxaya Shil khasaare sababay oo ka dhacay duleedka Muqdisho Inta la xaqiijiyay Saddex ruux ayaa ku geeriyootay gaari nooca raaxada ah oo shil ku galay inta u dhaxeysa deegaanka Jasiira iyo Magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Ruushka oo sheegay inuu si adag uga hortagayo in Jarmalku uu xubin buuxda ka noqda golaha ammaanka Qaramada Midoobay Wakiilka Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xukuumadda Moscow ay si cad u diiday damaca Jarmalku ku doonayo in uu xubin rasmi ah ka noqda golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.
2 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo ka fiirsanaysa ka mid noqoshada Itoobiya ee howlgalka AUSSOM Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay wafdi sare oo ay hoggaaminaysay Aisha Maxamed, Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya, intii lagu guda jiray booqashadiisii Muqdisho 2 Janaayo 2025.
1 daqiiqo Abwaanada Soomaalida oo baaq ka soo saaray colaadaha gobollada dalka qaarkood ka socda Qaar kamida Abwaanada Soomaaliyeed oo magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaal beeleedyada meelaha dalka kamid ah ka socda, kuwaas oo galaaftay nolosha dad badan.