three He’s improvement just shooting at least the beginning! Kasperi Kapanen, the of Sami Kapanen, is projected to be a great top-six talent by the Pittsburgh Penguins organization. He can be a 1000 yard, 10… 5 daqiiqo
2 daqiiqo Somaliland: Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyay Mas’uul Shaaciyey Musuq Ka Jira Dowladda Hoose Ee Hargeysa Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta shaqada ka eryay xoghayihii fulinta ee dawladda hoose ee magaalada Hargeysa Cali Xasan Cawaale. Xilka laga eryay mudane Cawaale ayaa loo…
2 daqiiqo Sawirro: Kulan Ku Saabsan Mashriicda Horumarinta iyo Dib u Dhiska Dalka Oo Ka Dhacay Muqdisho Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirkii xogwaraysiga ahaa ee mashruuca Horumarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya oo ay ka soo…
1 daqiiqo Hey’ad Turki Ah Oo Howlgelisay Dugsiga Sheekh Suufi Lix Sano Kadib Dugsiga sare ee Sheikh Suufi ayaa dib u bilaabay howlihiisa shaqo ka dib muddo 6 sano ah uu hakad ku jiray. Dib-u-howlgalinta Iskuulka aya waxaa gacan ka geystay hay’adda Diyaana…
3 daqiiqo Xisbiyo Dalbanaya In Shaqada Laga Joojiyo 5 Sarkaal Oo NISA Ka Tirsan, Cadaaladna Loo Helo Dhibanayaashii Wadajir Xisbiyada Daljir, Wadajir, Kulan iyo Madasha Horusocod waxay si wadajir ah u soo saarayaan War Saxaafadeedkan oo ka soo baxay kulamo wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen, kuna saabsan Garsoorida…
4 daqiiqo Djibouti: Maxaa Kala Socotaa Doorashada Baarlamaaniga Ah Iyo Guud Ahaan Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Saldhigyada? Bishan Febraayo waxaa dalka Djibouti ka dhacaya doorasho baarlamaani ah, axsaab kala duwan ayaa ku tartami-doonta 65 kursi uu golaha ka kooban yahay, waxaana markii ugu horeysay lagu wadaa in…
1 daqiiqo Axmed Madoobe Oo La Kulmaya Xildhibaannada Jubbaland Qaarkood Warar ay Goobjoog News ka heleyso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe uu maanta oo Arbaco ah la kulmid…
1 daqiiqo Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Duleedka B/weyne Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay saq dhexe wuxuu ka dhacay duleedka magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Goob joogayaal ayaa Goobjoog News u…
1 daqiiqo Waare Oo Sheegay Iney Bilaabeen Howlgallo Lagu Furayo Waddooyinka Ay Xireen Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay howlgallo waddo furis ah ka bilaabeen deegaannada maamulka Hirshabelle, gaar ahaan waddooyinka u…
1 daqiiqo Labo Qof Oo Ku Geeriyootey Dab Ka Kacay Garoowe Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taallay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Goob joogayaal ayaa Goobjoog News u…