Dooddii Bulshada Rayidka Ah, Wasiirka Iyo Guddiga Miisaaniyadda Golaha Shacabka Ee Miisaaniyadda 2018-ka Shalay waxaa Muqdisho lagu qabtay dood ku saabsan dhageysiga dadweynaha ee miisaaniyadda 2018-ka, kulanka uu goobjoog ka ahaa wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle, waxaa sidoo kale xog ururin sameynayey guddiga miisaaniyadda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Maanta Ku Dagaallamay Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Heshiis Horudhac Ah Gaaray Madaxda maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna oo shir uga socday dalka Jabuuti ayaa maanta oo Axad ah waxay si horudhac ah u gaareen heshiis. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf…
1 daqiiqo Sawirro: 8 Xisbi Oo Si Rasmi Ah Loo Siiyey Warqadahooda Aqoonsiga Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa shahaadooyinkooda aqoonsiga diiwaangelinta maanta siiyay 8 xisbi siyaasadeed, iyadoo munaasabad arrintan ku aadan ay ka socoto mid kamid ah hoteellada magaalada Muqdisho. Xisbiyadan…
1 daqiiqo Shir Looga Hadlayo Amniga Qaranka Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho Sida uu qorshaya yahay, maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir ballaaran oo looga hadli doono amniga guud ee Qaranka. Shirkan waxaa yeelanaya…
1 daqiiqo Roobow Oo Kormeeray Xarumo Ciidan Oo Ku Yaalla Baydhabo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo dhowaan gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa 24-kii saac ee ugu dambeysay wuxuu kormeer ku tagay xarumo ciidan oo ku yaalla…
1 daqiiqo Dhageyso: Dowladda Oo Hay’adda USAID La Saxiixan Doonto Mashaariic Ku Baxaysa $300 Milyan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hay’adda USAID ay la saxiixan doonto dhowaan heshiiska mashaariic ku baxaysa lacag dhan $300 Milyan. Wasiirka wasaaradda Qorsheynta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed…
1 daqiiqo Wasiir Islow Oo Sheegay In Ay Is Soo Dhiibeen 54 Qof Oo Ka Tirsanaa Al-shabaab, Qaraxii Zoobe Kadib Wasiirka amniga Gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa sheegay in dowladda ay isku soo dhiibeen 54 kamid ahaa dagaalyahannada Al-shabaab qaraxii Zoobe kadib, sidoo kalena ciidamada…
1 daqiiqo Dhageyso: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Sheegay In Xuukuumaddiisa La Timid Isbedal La Taaban Karo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in mudadii ay jirtay xukuumaddiisa ay qabatay howlo badan oo aad u muhiim ah. Wuxuu sheegay Ra’iisul wasaaraha sheegay in markii…
1 daqiiqo Jaamacadda Carabta: Mareykanka Haddii Uu U Aqoonsado Qudus Caasimadda Israa’iil Waxay Sii Dhiiro-galintoondaa Xagjirnimada Xoghaya guud ee ururka Jaamacadda Carabta Ahmed Aboul Gheit ayaa sheegay in haddii uu mareykanka uu ku adkeysto Qudus in loo magacaabo caasimadda Isra’iil ama loo guuriyo safaaraddiisa Tel Aviv…