1 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda Duulista Rayidka oo Ka Hadashay Xayiraadda Garoonka Baardheere Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa shacabka Soomaaliyeed u xaqiijisay in uusan jirin wax xayiraad ah oo saaran Garoonka Diyaaradaha ee Baardheere, islamarkaana duulimaadyadu ay si caadi ah u socdaan.…
1 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka oo joojiyay xogihii Sirdoonka ee uu la siin jiray Ukraine Xilli Mareykanku uu dhowaan hakiyay taageeradii militari ee Ukraine ayaa sidoo kale Washington waxay aqaaday tallaabo kale oo ah inay joojisay xogihii sirdoon ee ay la wadaagi jirtay xukuumadda Kiev.…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliland oo su kulul uga jawaabtay eedaymo uga yimid dhinaca Puntland War saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa lagu sheegay in nabadgelyadu ay ra’sumaal u tahay, sidoo kale ay caan ku tahay xasillooni, islamarkaana Soomaaliland ay u taagan tahay…
1 daqiiqo Sheeko:War Maleeshiyo beeleed ku dagaallamaya gobolka Mudug Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal culus uu saaka ka qarxay deegaanka Buqalooc oo u dhow degmada Afbarwaaqo. Dagaalkan ayaa u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed oo horey…
1 daqiiqo Sheeko:War Trump oo sheegay in madaxweynihii ka horreeyay uu ahaa kii ugu xumaa ee dalkaas soo maray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in madaxweynihii uu xilka kala wareegay Joe Biden uu ahaa hoggaamiyihii ugu xumaa ee soo maray taariikhda dalkaas. Trump wuxuu Biden ku eedeeyay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maamulka Trump oo hakiyay taageeradii militari ee Maraykanku siin jirey Ukraine Maamulka Trump ayaa hakiyay dhammaan gargaarkii militari ee Mareykanku uu siin jiray Ukraine, sida ay sheegtay warbaahinta Mareykanka oo soo xiganaysa saraakiil ka tirsan aqalka cad ee dalkaas looga taliyo.…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxda Jaamacadda Carabta oo kulan degdega ah maanta ku yeelanaya magaalada Qaahira iyo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb-galaya Madaxda dalalka Jaamacadda Carabta ayaa maanta kulan degdeg ah ka yeelanaya xaaladda marinka Qasa, iyo sidii looga falcelin lahaa damaca Mareykanka iyo Israa’iil ee lagu doonayo in lagu barakiciyo dadka…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka maaliyadda oo kulan la qaatay wefdi ka socda Midowga Yurub Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wafdi ka socda Midowga Yurub oo ay hogaaminaysay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Ms. Karin Johansson iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Magaalada Laascaanood oo laga dhisayo xabsi weyn oo casri ah Dowladda Soomaaliya iyo maamulka SSC-khaatumo ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ahna magaala madaxda Khaatumo ka dhagax dhigey dhismaha xabsi weyn oo Magaaladaas laga hirgelinayo. Hoggaamiyaha maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:War Isra’il oo Hor Istaagtay Gargaarka Bani’aadannimo ee Gaza Israa’iil ayaa wajahaysa dhaleecayn culus oo kaga timid bulshada caalamka, kaddib markii ay Axaddii joojisay dhammaan sahayda cuntada iyo daawada ee geleysay Marinka Gaza. Go’aankan ayaa sababay caro iyo walaac,…