Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Biyaha Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda ku yeeshay kulanka 28aad, kalfadhiga 2aad. Kulanka oo ay soo xaadireen 150, waxaa shir guddoominayey afhayeenka golaha Maxamed Cusmaan Jawaari… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Difaaca Oo La Kulmay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Ee Ku Sugan Cadaado Wasiir ku xigeenka wasaaradda difaaca ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Colaad Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Wafdigan waxaa kusoo dhoweeyay magaaladaasi saraakiisha…
1 daqiiqo Shir Muqdisho Uga Furmay Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedya Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shirweyne wadatashi ah oo ay ka qeyb galayaan wasaaradaha Arrimaha gudaha ee maamul…
3 daqiiqo Saciid Cali Muuse Oo Goobjoog Uga Warramay Qaban-qaabada, Cod-bixinta, Kor-joogayaasha Iyo Guud Ahaan Doorashada Somaliland Saciid Cali Muuse oo ah afhayeenka guddiga doorashooyinka Somaliland oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in guddiga doorashada ka faa’ideysanayaan ardeyda jaamacadaha. “Habkii doorashada sidaad la socotaan waxaa…
1 daqiiqo Kenya Oo Lacag Dul Dhigtay Madaxa Rag Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa lacag dul dhigtay madaxa Labo nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab. Wasaaradda amniga gudaha ee Kenya ayaa sheegtay in Labadan nin ciddii soo…
1 daqiiqo Sawirro: Booliiska Jubbaland Oo Puntland Ku Wareejiyey Nin Kufsi Ku Eedeysan Ciidamada Booliiska ee maamulka Jubbaland ayaa maanta isaga oo gacmaha ka xiran waxay Puntland ku wareejiyeen nin ku eedeysan kufsiga gabar yar oo 16-sano jir ah, Xabadna uga dhuftay xubinta…
1 daqiiqo Oday Dhaqameed Ka Hadlay Doorashada Ka Dhaceysa Sool Iyo Sanaag Nabadoon Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo ka mid ah waxgaradka Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka C/weli Gaas sida uu sheegay inuu ka gaabiyey arrimaha gobollada Sool iyo Sanaag. Waxa uu sheegay Nabadoonka…
1 daqiiqo Diyaarado Duqeeyay Saldhig Al-shabaab Ku Lahaayeen Sh/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo habeenkii xalay ahaa ka dhacday deegaan 7-km qiyaastii u jira degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Diyaaradahan ayaa la sheegay iney…
2 daqiiqo Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dadka Mucaarada Dowladda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ioo xalay ka qeybgalay kulan ka dhacay Muqdisho oo loogu magac daray nabadeynta degmooyinka ayaa ka hadlay arrimo badan. Waxyaabaha uu soo…
1 daqiiqo Itoobiya: Adis Ababa Waxaa Ay Ka Shaqeyneysaa Xoojinta Kobaca Dhaqaalaha Iyo Dimoqaraadiyadda Somaliland Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu ayaa ugu baaqay maamulka Somaliland in doorashooyinka loo qabto si xor ah oo ay ku dheehantahay hufnaan iyo nabadgelyo. Hadalka wasiirka Itoobiya ayaa yimid…