1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Congo DRC oo diiday inay wada-hadal la gasho kooxda M23 Dowladda Congo DRC oo diiday inay wada-hadal la gasho kooxda M23 Inkastoo uu sii kordhayo cadaadiska caalamiga ah iyo midka gobolka ee saaran haddana Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Militariga Suudaan oo diley ku dhowaad 20 xubnood oo ka tirsan fallaagada RSF militariga Suudaan ayaa sheegay inay dileen 17 xubnood oo ka tirsanaa fallaagada RSF ka dib weerarro is xig xigay oo ka dhacay magaalada Ceel fasher ee caasimadda gobolka Darfur.
2 daqiiqo Sheeko:War Walaac laga qabo burburka heshiiskii Saddex geesoodka ahaa ee Masar, Soomaaliya iyo Eritrea Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Badr Abdelatty ayaa Todobaadkaan hoggaaminayay wafdi booqasho ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, halkaas oo uu kula kulmay Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki.
2 daqiiqo Sheeko:War FBI-da Mareykanka oo qabatay nin Soomaali ah oo doonayay in uu ku biiro kooxda ISIS Minneapolis, MN – Nin 22 jir ah oo lagu magacaabo Abdisatar Ahmed Hassan ayaa lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu u safro Soomaaliya si uu ugu biiro kooxda ISIS bishii December.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sidee dunidu uga falcelisay kulankii bahdilka lagu tilmaamay ee Trump iyo Zelensky ? Saacado ka hor waxaa warbaahinta dunida si xoog leh u qabsatay tabinta kulan dhex maray Madaxweynaha Mareykanka Donald oo uu wehliyo ku xegeenkiisu, iyo Madaxweynaha dalka Ukraine Vladimir Zelensky, ayagoo is dhaafsaday erayo kulkulul.
1 daqiiqo Sheeko:War WAR DEG-DEG AH: Bisha Barakeysan ee Ramadan 1446 oo laga arkay Sacuudiga Sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta Sacuudiga, bisha Ramadan 1446 Hijri ayaa caawa la arkay, taasoo ka dhigan in berri oo ah Sabti, 1-da Maarso 2025, ay tahay maalinta koowaad ee soonka.
1 daqiiqo Sheeko:War Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Muqdisho Qarax ka dhacay maqaayad ku taalla xaafadda Cali Goleey ee degmada Kaxda ayaa sababay dhaawaca lix qof, oo labo ka mid ah ay yihiin dumar.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo sheegay inuu sameynayo hannaan cusub oo deganaashaha Mareykanka lagu qaadanayo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu damacsanyahay in Maraykanku uu bixiyo nooc cusub oo degenaansho ah oo lagu magacaabo “Trump Golden Card”, kaas oo lagu qaadanayo lacag dhan 5 milyan oo doolar.
1 daqiiqo Sheeko:War Maxkamadda Gobolka Banaadir oo qaadaysa dacwad ka dhan ah rag loo haysto Tahriibin Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa la soo taagay rag loo haysto falal la xariira tahriibin sharci-darro ah iyo ku luglahaanshaha dhaqdhaqaaqyo ka ganacsiga addoomada ah
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo qaadanaya kheyraadka Dalka Ukraine Ukraine ayaa ogolaatay qodobbo ku jira heshiisyada macdanta waaweyn ee ay Maraykanka la galayso , sida uu warbaahinta u sheegay sarkaal sare oo ku sugan magaala-madaxda Kyiv.