Trump Oo Booqasho Ku Tagay Japan, Kana Hadlaya Arrimaha Waqooyiga Kuuriya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa uu maanta booqasho ku tagay dalka Japan isaga oo sheegay in arrinta hubka ee Waqooyiga Kuuriya ay tahay arrimaha ugu muhiimsan uu kala hadfli-doono… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sacuudiga: Wasiirro Shaqada Looga Ceyriyay Arrimo La Xiriira Musuq Dalka Sacuudiga ayaa shaqada ka joojiyay 11 Amiir, tobaneeyo wasiirro hore ah iyo 4 wasiir oo hadda shaqada ku jira, waxaana dhammaantood lala xiriiriyay arrimo musuq ah. Qoraal uu soo…
1 daqiiqo Dowladda Federaalka, Danjireyaasha dalalka Ay ciidamada Ka Joogaan Soomaaliya iyo AMISOM Oo Ka Wada Hadlay Qorshaha Abaabulka Dagaalka Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga dalka, Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada ayaa kulan muhiim ah la yeeshey hoggaanka…
1 daqiiqo Wasaaradda Waxbarashada Oo La Hormarinayo Wasiirka waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay iney wadaan qorshe ay ku hormarinayaan wasaaraddaasi. Wasiirka oo ka hor hadlayey qaar kamid ah shaqaalaha wasaaraddaasi ayuu sheegay in…
1 daqiiqo Milkiilayaasha Gaadiidka Xamuulka Oo Cabasho Ka Ah Wareegtadii Guddoomiye Taabit Milkiilayaasha gaadiidka Xamuulka ee Muqdisho ayaa ka cabayana wareegto dhowaan uu soo saaray guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi, taasi oo lagu sheegay in gaadiidka Xamuulka gaar ahaan…
1 daqiiqo Wasiirka Qorsheynta Oo Golaha Shacabka u Sharaxay Sharciga Tirakoobka Qaranka Wasiirka qorsheynta qaranka Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka hor akhriyey hindise sharciyeedka tira-koobka Qaranka. Wasiirka ayaa xildhibaannada golaha shacabka u sheegay in sharcigani…
1 daqiiqo Dowladda Maraykanka Oo Muwaadiniinteeda Ku Wargelisay Iney Faarujiyaan Muqdisho Dowladda Maraykanka ayaa muwaadiniinteeda ku ammartay iney si degdeg ah uga baxaan magaalada Muqdisho, kadib markii xafiiska howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya soo saaray warbixin digniin ah. Waxaa warbixinta lagu sheegay…
1 daqiiqo Maamulka Jubbaland Oo Diyaariyey Ciidamo Al-shabaab Kula Dagaallama Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay iney diyaariyeen ciidamo badan oo gobolka Gedo kula dagaallama dagaalyahannada Al-shabaab. Wasiirka wasaaradda amniga ee maamulkaasi C/rashiid Xasan Nuur ayaa sheegay in ciidamadan yihiin kuwo u…
4 daqiiqo Dood: Xildhibaannada Aqalka Sare Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Oo Ka Hadlaya Wada-shaqeynta Iyo Xeerarka.. Sida ku qoran dastuurka KMG ah, Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalku wuxuu matalaa dowladaha xubinta ka ah dowladda federaalka, waxaa uu il-gaar ah ku fiirinayaa sharciyada ku saabsan maamul goboleedka…
1 daqiiqo Faysal Cali Waraabe Faysal Cali Waraabe waxaa uu ka mid yahay tartamayaasha madaxweynimada maamulka Somaliland, si akhristayaasheenna wax uga bartaan murshaxiinta kala duwan, waxaan maanta ku bilaabeynaa taariikhda Waraabe. Faysal Waraabe, waxaa uu ku…