Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya oo Shaqada Ka Tagaya Sida ay qortay Saxafiyad u shaqeysa Wall Street Journal , Safiirkii Maraykanka u qaabilsanaa Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa la sheegayaa in is-casilayo. Matina Stevis oo Nairobi fadhigeedu yahay waxaa ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dhar Booliis-ka Soomaaliyeed Ah Oo Sharci-darro Lagu Sameeyay Ayaa La Qabtay Sida ay qortay warbaahinta dowladda, ciidanka Booliska Talyaaniga ayaa Arbacadii la soo dhaafay qabtay rag la sheegay in Soomaaliya u soo wadeen qalab. Dadkan oo lagu qabtay dalka Talyaaniga ayaa…
1 daqiiqo Yaa Ka Qeyb-galaya Shirka Maamul Goboleedyada Ee Kismaayo? Waxaa axadda lagu wadaa in shir muhiim ah oo looga hadlayo federalism-ka Soomaaliya uu ka furmo magaalada Kismaayo ee xarunt KMG u ah maamulka Jubbaland, gogoshaasi waxaa bishii hore fidiyay…
1 daqiiqo Heshiisyo Ay Kala Saxiixdeen Dalalka Soomaaliya iyo Suudaan Madaxweyne Farmaajo oo haatan ku sugan dalka Suudaan ayaa la sheegayaa in isaga iyo wafdigiisa ay heshiisyo kala duwan la gaareen dalka Suudaan. Heshiisyada ay isla garteen Labada Dal ayaa…
4 daqiiqo Faallo: Riwaayadda Galmudug..Dhammaad Ma Leedahay?! Muuqaalka uu ka soo dhex-muuqday Abuukaate Yaxye Sh. Cali Maxamed 3/10/2017-kii, isla markaana uu ku-geshtay shaati aanu laheyn, kuna sharciyeeyay xilka qaadista madaxweynaha Galmudug, guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug-na,…
2 daqiiqo Suudaan Oo Lacag U Daabaceysa Soomaaliya, Kana Caawin-doonta Dhismaha Militariga, Booliiska Iyo Sir-doonka Madaxweyaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa sheegay arbacadii in uu dalkiisa uu diyaar u yahay dhismaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwa booliska iyo laamaha sirdoonka, waxaa kale oo ay gacan…
1 daqiiqo Caalin Oo Dhibaatada Galmudug Ku Sheegay Mid Federaalka Heysata Maxamed Axmed Caalin oo ka mid ahaa madaxweynayaashii soo maray Galmudug ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay khilaafka ka jira maamulkaasi. Waxaa uu tilmaamay in hadda uu khilaaf soo kala dhxegalo madaxda…
1 daqiiqo Wafdi Ka Socda Wasaaradda Gaashaadhigga Oo Gaaaray Baledweyn Wafdi ka socda dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana hogaaminayey wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaadhigga ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Colaad Rooble. Wafdigaan ayaa waxaa…
1 daqiiqo Farmaajo Iyo Al-bashiir Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal, Amniga iyo Siyaasadda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa arbacadii waxaa uu gaaray Khartuum, daqiiqado kadib, durbada waxaa uu Farmaajo bilaabay wada hadal qoto-dheer uu la galay dhiggiisa Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir, iyaga…
1 daqiiqo Niger Oo Askar Mareykan Ah Lagu Dilay Saddex askari oo ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ayaa dhimatay labo kalana dhaawac ayaa soo gaaray intii uu socday weerar lala beegsaday iyaga oo roondo ka sameynayey meel…