Dhageyso: Qabiir Dhanka Ammaanka Ah Oo Rajo Ka Muujiyey Waxqabadka Xerada Cusub Ee Turkiga Ka Furtay Muqdisho Korneel Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka ammaanka ah ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey waxqabadka xerada cusub ee ciidan, taasi oo shalay dowladda Turkiga ka furatay magaalada Muqdisho. Waxa uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweyne Waare Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Dagaallada Kusoo Noqnoqday Hirshabelle Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, lagana soo doortay deegaannada Hirshabelle ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu soo dhoweynayey madaxweyne Maxamed Cabdi Waare, iyaga ugu baaqay inuu la yimaado…
1 daqiiqo Qabanqaabada Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Oo Ka Socota Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose waxaa laga dareemayaa qabanqaabada shir dhowaan la filayo in halkaasi uga furmo madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe. Shirkaan waxaa qabanqaabiyey maamulka Jubbaland,…
1 daqiiqo Xildhibaanno Sheegay Iney Xilka Ka Qaadeen Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug oo habeenkii xalay ahaa kulan ku yeeshay degmada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug ayaa sheegay iney xilkii ka qaadeen madaxweyne ku xigeenka iyo…
1 daqiiqo Sawirro: Guddoomiye Jawaari Iyo Dhiggiisa Masar Oo Ka Wada Hadal Xiriirka Labada Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku sugan dalka Masar ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaasi Cali Abdel Aal. Kulanka oo saacado qaatey ayaa la…
1 daqiiqo Sawirro: Ciidamo Badan Oo Laga Saaray Degmada Cadaado Xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ku guuleystay in degmadaasi ay ka saaraan ciidamo aad u badan oo dhowaan halkaasi siyaabo kala duwan…
3 daqiiqo Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Xarigga Ka Jaray Saldhigga Milatari Ee Turkiga Ka Furtay Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khare ayaa xarigga ka jaray Saldhigga Millateri ee Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu tababari doono Ciidanka Xoogga…
1 daqiiqo Sawirro: Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Gubay K/Africa Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xarun ganacsi oo ku taalla dalkaasi waxay ku gubeen muwaadin Soomaaliyeed, kaasi oo lagu magacaabayey C/laahi Maxamed Cali. C/laahi ayaa dukaankaan wuxuu ka ahaa waardiye,…
5 daqiiqo Xog Muhiim Ah: Maxaad U Baahantay Inaad Ogaato Si Aad Gaari Uga Soo Iibsato Shirkadaha Japan? Iyada oo ay ugu wacantahay xaaladda dhaqaale ee Afrika, badankood dadka Afrika waxaa ay doorbidaan in ay iibsadaan gawaarida celiska ah; haddii dalka Japan ay kasoo iibsadaanna waqti badan ma…
41 daqiiqo Akhriso: Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada Ee Golaha Shacabka Hor-yaallo Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa September 23-keedii waxaa ay golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya hor-keentay hindise sharciyeedyo 15 ah uu ku jiro “Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada”. Hadaba, Goobjoog News,…