Madaxweyne hore oo lagu xukumay 20 sano xabsi ah Alejandro Toledo Madaxweynihi hore ee Peru ayaa lagu xakumay 20 sano iyo lix bil oo xabsi ah, kaddib marki lagu helay eedo la xiriira musuq maasuq. 1 daqiiqo
9 daqiiqo Dib u milicsi Afgembigii 21-kii Oktoober, iyo wixii xilligaas soomaaliya ka dhacay 2024 55 sano ka hor 21-kii bishii oktoobar, 1969-kii, waxaa dhacay Afgembi militari oo uu hor-kacayey taliyihii ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Mohamed Siyaad Barre iyo 24 sargaal oo isugu jira militari iyo booliis, kuwaas oo markii dambe la baxay magaca “Golaha sare ee Kacaanka”, Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la toogtay Madaxweynihii dalka C/rashiid Cali Sharma’arke.
1 daqiiqo ONLF oo ku dhawaaqday in ay ka baxday geedi socodka Wadahadallada Itoobiya Jabhadda Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO) waxay ku dhawaaqday go’aankeeda ah in ay ka baxdo ka qaybgalka geeddi-socodka Wadahadalka Qaranka ee Itoobiya.
1 daqiiqo Dagaal culus oo ka socda degmada Luuq iyo Khasaare ka dhashay Dagaal culus oo u dhaxeeya laba maleeshiyo-beeleed ayaa maanta ka qarxay mar kale degmada Luuq ee Gobolka Gedo.
2 daqiiqo Saddex qof oo Soomaali ah oo jirdil loo geystay ugu geeriyooday Liibiya Tariq Lamloum oo xuquuqda aadanaha u dooda ayaa ku dhawaaqay geerida saddex qof oo Soomaaliyeed intii lagu guda jiray billihii Sebtembar iyo Oktoobar, kuwaas oo lagu dhex dilay bakhaarro iyo guryo ay ku haystaan Kooxda Magafayaasha ee Liibiya.
2 daqiiqo Israa’iil oo duqeymo ku dishay haween iyo Carruur barakac ahaa Ciidanka Isra’il ayaa Duqaymo ka fuliyay magaalada Beit Lahia, ee waqooyiga Qaza, waxaa ku dhintay ugu yaraan 73 qof oo ay ku jiraan haween iyo carruur, sida ay sheegeen maamulka Falastiiniyiinta ee Xamaas.
1 daqiiqo DEG DEG: Hamas oo xaqiijisay Yahya Sinwar la dilay Hamas ayaa xaqiijisay in hogaamiyaheedii Yahya Sinwar lagu dilay Gaza.
1 daqiiqo Madaxweynaha Mareykanka oo dilka Yaxye Sinwaar ku tilmaamay waa cusub oo Israa’iil iyo Mareykanka u beryay Madaxda dowladda Mareykanka iyo maamulka Israa’iil oo saacado ka hor ku dhawaaqay dilka hoggaamiyihii ururka Xamaas Yaxye Sinwaar ayaa jeedinaya hadallo u muuqda hambalyo ku aaddan howl muhiim ah oo ay ku guulaysteen.
1 daqiiqo Madaxweynaha Kenya oo magacaabay madaxweyne ku xegeenkiisa Cusub Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa u magacaabay wasiirka arrimaha gudaha dalkaas Prof Kithure Kindiki inuu noqdo madaxweyne ku xigeenka cusub ee bedelaya Rigathi Gachagua oo saacado ka hor xilka laga qaaday.
1 daqiiqo Maxay dunidu ka tiri dilka Yaxye Sinwaar? Saacadihii la soo dhaafay waxaa warbaahinta qabsaday xogo ku saabsan dilka hoggaamiyihii ururka maxaas yaxye Sinwaar oo ciidamada maamulka Israa’iil ay sheegeen inay ku dileen marinka Qasa, islamarkaana ay meydkiisa helaan oo xaqiijiyeen inuu asagii yahay.