Dhageyso: Galmudug Oo Baaq u Dirtey UNICEF Mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda badbaadada caruurta ee UNICEF oo Cadaado yimid ayaa kulan la qaatay madaxda Galmudug, waxaana ay ka wada hadleen arrimaha horumarinta caafimaadka iyo daryeelka carruurta oo badankood… 1 daqiiqo
1 daqiiqo DHAGEYSO: Xaaladda Caruurtii Ku Dhaawacantay Qaraxii Ugu Dambeeyay Ee Ka Dhacay Muqdisho Saddex caruur ah oo ku dhaawacmay 4-tii bishan qarax ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho ayaa hadda waxay yihiin kuwo u baahan gurmad caafimaad. Caruurtaan iyo hooyadood oo…
1 daqiiqo Wariye Lagu Xirey Garoowe Ciidamada ammaanka magaalada Garoowe ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay magaaladaasi ku xireen wariye Cumar Saciid Maxamed oo kamid ah suxufiyiinta ka howlgala magaaladaasi, dhanka kalena ah xoghayaha warfaafinta ururka…
1 daqiiqo Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Maanta Hor Imaanaya Golaha Shacabka Waxaa maanta golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya hor iman doona guddiga doorashooyinka qaranka. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil Yarey oo la hadashay Goobjoog News ayaa sheegtay in…
1 daqiiqo Weerar Ka Dhacay Afghanistaan Oo Ay Dad Ku Dhinteen Mas’uuliyiin u hadlay xukuumadda Afghaanistaan ayaa waxay sheegeen in 5 qof ay ku dhinteen weerar ay kooxo hubeysan ku qaadeen bar coontarool oo ku taallo waqooyiga Afghanistan. Afhayeen u hadlay…
1 daqiiqo Sawirro: Mas’uuliyiin Ka Tirsan Wasaaradda Dastuurka Iyo Madaxda Ururada Bulshada Rayidka Oo Kulan Yeeshay Shir u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya iyo Ururada Bulshada Rayidka ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda, shirka ayaa ahaa mid loogu diyaar garoowayo shir afar maalin socon…
2 daqiiqo Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Kormeeray Kaydka Raashinka Ee Ciidanka Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Axmed Maxamed Jimcaal (Cirfiid) ayaa galabta booqday xarunta kaydka raashinka ee ciidanka…
1 daqiiqo Wasiir Bayle Oo Xildhibaannada Uga Mahadceliyey Ansixinta Miisaaniyadda 2017 Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle oo maanta ka qayb galay kulankii golaha Shacabka ayaa uga mahadceliyey ansixinta Miisaaniyada qaybta ka hartay sanadka 2017-ka. Wasiirka balanqaaday in…
1 daqiiqo Axmed Yuusuf Cabdulle oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Galmudug Warqad kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug Axmed Yuusuf Cabdulle. Warqaddan oo kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha 15-kii July,…
2 daqiiqo DHAGEYSO: Dowladda Oo 42 Arday Waxbarasho Ugu Qaadeysa Shiinaha Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka Shiinaha ay waxbarasho ugu qaadi doonaan 43 arday oo kamid ah ardaydii ugu sarreysa ee Imtaaxaankii shahaadiga ee dugsiga sare 2016-2017. Wasiirka…