Arday Tiradoodu Dhan Tahay 41,639 oo Maanta U Fariistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe Gobolka Banaadir Waxaa maanta si rasmi ah looga bilaabay gobolka Banaadir Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe, iyada oo guud ahaan 41,639 arday ay u fariisteen imtixaanka. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in la kordhiyay maaddooyinkii ay imtixaanka ku gali jireen ardayda dugsiga sare Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la kordhiyay maaddooyinkii ay ardayda fasalka 12-aad ee dugsiga sare ku gali jireen imtixaanka shahaadiga ah, kuwaas oo horay u ahaa 11 maaddo.
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh”Halganka dowlad-dhiska ee aan kusoo jirnay tan iyo burburkii, mar waliba waxaan dareemeynay maqnaanshaha kaalinta mufakiriinta Soomaaliyeed “ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Daah furay, Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed, kaasi oo maanta Muqdisho lagu qabtay muddo 35 sanno ah kaddib.
1 daqiiqo maalinta macallinka Soomaaliyeed oo maanta dalka laga xusayo Ayadoo snad walba maantoo kale 21-ka bisha december la xuso maalinta macallinka Soomaaliyeed yaa Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo ku aaddan maalinta Macalinka ee 21-ka November u dirtay dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Dhalinyaro Soomaaliyeed oo helay deeq waxbarasho oo Serbia lagu soo dhaweeyay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Belgrade-Serbia ayaa waxaa ay si buuxda u soo dhaweysay tiro arday ah oo Soomaaliyeed oo ku guuleysatay deeqda waxbarashadda Dowladda Serbia ay siisay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Soomaaliya oo deeq waxbarasho siinaysa ardayda dalka Suudaan Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay deeq waxbarasho siinayso ardayda dalka Suudaan ee ay saameynta ku yeesheen colaadaha dalkaas ka holcayaahi.
2 daqiiqo Maxay wasaaradda waxbarashada XFS ka tiri Macallimiintii dhowaan dibedbaxyada ka dhigay magaalada Muqdisho? Ayadoo ay dhowaan magaalada Muqdisho bannaanbaxyo ka dhigeen bareyaal ka howgalayay dugsiyada ay dowladdu maamusho oo sheegay in shaqada laga eryay, islamarkaana badelkooda Macallimiin cusub loo qaatay ayaa waxaa arrintaas si faahfaahsan uga hadashay wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya
3 daqiiqo Da’yarka Naf-huridda ugu jira meel-kasoo-saaridda Daddka Deegaankiisa Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayey Soomaalidu tiraahdaaye, muhiimadda ay Waxbarashadu u leedahay qofka Banu-Aadamka ah, waa mid wajiyo badan oo aan faa’iidadeeda ka wada dheregsannahay.
1 daqiiqo Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka waxbarashada dalalka Islaamka ee ka socda Cummaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa khudbad ka jeediyay shirka Wasiirada Waxbarashada ee Waddamada Islaamka, kaas oo lagu qabyay dalka Cummaan
1 daqiiqo Wasiirka waxbarashada XFS oo wada-hadal la yeeshay dhiggiisa Turkmenistan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan aaladda fogaan aragga ah [Zoom] la yeeshay dhigiisa Wasiirka Waxbarashada ee dalka Turkmenistan Mudane Jumamurad Gurbangeldiyev.