Naadiga Ardayda Minxadda waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation oo maanta si rasmi ah loo daah furay iyadoo munaasabada ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin sare. Munaasabad lagu daahfurayay naadigii ugu horeeyay oo ay yeelanayaan ardayda deeqada waxabarashada ay siisay Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo ay ka soo qeyb galeen wasiirka Wasaaradda waxabarashada xukuumada Soomaaliya Faarax… 2 daqiiqo
4 daqiiqo Keenista Qofwalba Miiska: Taageerida Hoggaaminta Wadaagga ah ee Waxbarashada Soomaaliya Colaadaha, musiibooyinka dabiiciga ah ee deegaanka iyo barakaca waxa ay adkeeyeen in waxbarasho tayo leh la siiyo carruurta iyo dhallinyarada Soomaaliyeed. Xasillooni darrada waxa ay caqabad ku noqotaa helitaanka waxbarashada,…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Shiikh oo Hambalyo u Diray Macalimiinta Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Tiyaatarka Qaranka kaga qeyb galay munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalintan qiimaha badan. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Maamulka Gobolka Banaadir Degmooyinkiisa oo Kulan Kayeeshay Tayada Waxbarashada Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kulan la qadatay Madaxda Agaasinka Waxbarashada iyo Guddoomiye Ku-xigeenada arrimaha Bulshada…
1 daqiiqo Wasiirka Waxbarashada Faarax Shiikh Cabdulqaadir oo Xilka La Wareegay Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta si rasmi ah xilka kala wareegay wasiirkii hore ee waxbarashada Mudane Cabdullaahi…
1 daqiiqo Imtixaanka Shaahaadiga ah oo Lasoo Gabagabeeyay Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiga sare oo sanad waliba ay qaado wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare, waxaana sanadkaa u fariistay 35,000 oo…
2 daqiiqo Midowga Iskuullada Gobolka Banaadir oo Qaadacay Imtixaanka Shahaadiga Midowga dugsiya waxbarashada gobolka Banaadir iyo midowga Daldaha waxbarashada ayaa sheegay in aysan ka qeyb gali doonin Imtixaanka Shaadiga ah ee dugsiyada sare ee Fasalka 12-aad oo 18-ka bisha, wasaaraddu…
1 daqiiqo Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Jadwalka Imtixaanka Fasalka 12-aad Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka Imtixaanka Shahaadiga fasalka 12-aad ee dugsiga sare 2021 -2022, kaas oo ardayda…
1 daqiiqo Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Waqtiga Imtixaanka Dugsiyada Sare Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga arday ay fariisan doonaan imtixitaan guud ee dowaladda dugsiga sare ee 12-aad, sanad dugsiyeedka 2021- 2022-ka ,waxaana…
1 daqiiqo Ardayda Koonfur Galbeed oo u Fariisatay Imtixaanka Shaadiga Ee Dugsiga Dhexe Magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel Gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe oo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada iyo…