U bood dhigaalka

SEIT Galmudug Oo Dib U Dhigay Kursiga HOP#053

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay in dib loo dhigay doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#053, kaas oo deegaan doorashadiisu ay tahay Dhuusamareeb.

Kursigaan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay xildhibaan Faarax Cabdi Xassan, iyadoo sanadkaan kursigaan loo wareejiyay dhanka haweenka.

Waxaana illa iyo hadda isku diiwaan geliyay kursigaan musharixiin gaareysa todoba haween ah.