U bood dhigaalka

Senator Cabdi Xaashi Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Aqalka Sare

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa goordhaw Teedhada Afisyooni lagu doortay kursiga koowaad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare.

Cabdi Xaashi Cabdillaahi, oo horay afartii sano ee la soo dhaafay ugu fadhiyay kursigaan ayaa markale loo doortay in uu ka mid noqdo senatorada Aqalka sare.

Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Natiijada doorashada Kursiga koowaad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare.

Goobjoog News