Senator Faroole “Waa Maalin Isbedal Xalaal Ah Uu Ka Dhacay Puntland”

Senator C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in doorashadii madaxweynaha ee maanta ka dhacday Puntland ay tahay mid taariikhi ah islamarkaana xalaal ah.

Wuxuu sheegay in xildhibaannada Puntland ay doorteen shaqsi ku haboon in Shanta sano ee soo socota hoggaamiyo Puntland.

Wuxuu tilmaamay in Dani uu wax badan ka qaban doono Puntland, islamarkaana loo baahan yahay in dadka uu ka saaro dhibaatada haysa.

Faroole ayaa dhanka kale ka dalbaday shacabka Puntland in ay la shaqeeyaan madaxweynaha cusub ee Puntland.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW