Sidee Ayeey Culimada Soomaaliyeed Uga Qeyb Qaadan Karaan Dib u Heshiisiinta?
Sheeko:Dalka

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa dood ku saabsan sida ay culimada Soomaaliyeed uga qeyb qaadan karaan dib u heshiisiinta dalka.
Waxaa dooddan ka qeybgalaya Sheekh Cabdi Xayi, Sheekh Bashiir Axmed Salaad iyo sidoo kale Dr Maxamed Axmed Xaaji.
Halkaan hoose ka dhageyso:
Goobjoog News