U bood dhigaalka

UK oo Danjire Cusub u Soo Magacawday Soomaaliya

Sheeko:Caalamka

UK u ayaa danjire cusub ee Soomaaliya waxaa ay u soo magacaabay Kate Foster in ay noqoto danjiraha, sida laga soo xigtay website-ka wasaaradda arrimaha dibadda Britian.

Kate oo heyasata abaalmarinta sare UK ee OBE waxay muddo ka soo shaqeyneysay qeybo kala duwan oo ka mid ah xukumada UK gaar ahaan waaxda horumarinta caalamiga ah.

Kate waxay xilka la wareegi doontaa oo shaqadeeda ay rasmi u bilaabeysaa bisha Febaraayo ee soo socota, Waxay badaleysaa Mr Ben Fender oo ilaa 30 Janaayo 2019 ahaa safiirka UK ee Soomaaliya.

Goobjoog News