U bood dhigaalka

User Submitted Post

Sheeko:War

Oday lagu magacaabo Mahashta Murasi oo u dhashay Dalka Hindiya ayaa la sheegay inuu yahay ruuxa ugu da’da weyn dunida xiligan , sida laga soo xigtay Buuga lagu qoro Waxyaabaha Mucjisooyinka Aduunka ka dhaca ee Guinness world book of records .

Mahashta Murasi oo 179 sano jir ah ayaa waxa uu sheegay in uu ku dhashay magaalada Bangalore bishii January 6-deedii sanadku markuu ahaa 1835, uuna ku noolaa Varanasi ilaa 1903.
by: c/laahi ahmed siyaad ( AASHAA)