Saddex Weeye Guurku:
B) Badhi badhi ku dhufo.
T) Badhi dab ku dhufo.
J) Dab dab ku dhufo.
Saddex Lama Arrag:
B) Badhi Ciyi ah
T) Bellaayo laba qad ah.
J) Bakayle Tallaabsanaya.
Saddex Laguma Gallo:
B) Barqin aan caanno
lahayn.
T) Billad aan boqor lahayn.
J) Banaan farras lahayn.
by: c/laahi axmed siyaad aashaa