Waqtiga Uu Furmayo Kalfadhiga Lixaad Ee Golaha Shacabka Oo La Shaaciyey

Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey watqiga uu sida rasmiga ah u furmi doono Kalfadhiga Lixaad ee golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa sheegay in kulankan uu furmi doono 9-ka bishan October ee 2019.

Mudanaayasha golaha shacabka, waxaa u yaalla shaqooyin badan oo muhiim ah, lagana doonayo in si dhaqsi ah ku qabtaan.

Goobjoog News

Related Articles

5 Comments

  1. Guddoomiyaha barlamaanka Maxamed Mursal oo xusuusto sidii loo siibay Jawaarigii isaga ka horreeyay, sidii loo laayay shacabkii mudaaharaadka ka sameeyay Baydhabo, sidii loo
    xiray, welina sharci darro uugu xiran yahay Mukhtaar Roobow,
    sidii Lafta Gareen sanka looga geliyay reer Digil iyo Mirifle,
    sidii isaga laftiisa loo go’doomiyay ayaantii uu is waalay uu iska
    dhigay qof awood iyo karti leh (waa tuu gaajada u dhiman gaaray markii la isku hareereeyay hoygiisa), naxdintii iyo argaggixii uu la kulmay, ma kaas baad ka sugeysaan inuu dad iska dhigo uu inta xiniinyo iska baaro uu Farmaajo ka hor yimaado?
    Wallee Maxamed Murasal barasho ayaa idin kugu laaban.

    FULEY MAR SIGTAY, WELIGII DIB SOOMA EEGO.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW