Waraysi-Dowladda Soomaaliya Oo si Rasmi Ah U Furtay Duulimaadyada Caalamiga ah

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furtay Duulimaadyada Caalamiga ah Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin Xasan ayaa sidaas u sheegay Warbahinta Dowladda.
Halkan Ka Daawo Waraysi Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka
Halkan Ka Aqriso Xogta Ku Saabsan Duulimaadyada Caalimga
Dowladda Soomaaliya oo Maanta Dib u Fureysa Duulimaadyada Caalamiga ah.
Goobjoog News