U bood dhigaalka

Warbixinta Ganacsiga Billaha Ee Goobjoog FM (April 2015)

Sheeko:War

Bil kasta Goobjoog Fm waxay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishii tagtay gaar ahaan lacagaha ugu caansan caalamka ee laga isticmaalo Soomaaliya waxaana ka mid ah:- Doolarka Maraykanka,  Yuuraha Yurub,  Poundka  Britain, Riyaalka Sacuudi, Dirhamka Imaaraatka, Birta Itoobiya, Shilinka Kenya iyo Shillin Soomaaliga.

RIIX HALKAAN SI AAD WARBIXINTA OO DHAN U AKHRISATO