U bood dhigaalka

Warbixinta Ganacsiga Billaha Ee Goobjoog FM (January)

Sheeko:Caalamka

Bil kasta GOOBJOOG FM waxay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishii tagtay gaar ahaan lacagaha ugu caansan caalamka ee laga isticmaalo Soomaaliya waxaana ka mid ah:- Doolarka Maraykanka,  Yuuraha Yurub,  Poundka  Britain, Riyaalka Sacuudi, Dirharka Imaaraatka, Birta Itoobiya, Shilinka Kenya iyo Shillin Soomaaliga.

Hoos ka aqriso warbixinta oo dhameystiran:

RIIX HALKAAN SI AAD U AKHRISATO WARBIXINTA