Wariye Cabdiweli Jaamac Barre Oo Dib u Helay Xorriyadiisa
Sheeko:Dalka

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw sii daayey wariye C/weli Jaamac Barre oo ka tirsan Goobjoog Fm kaas oo in ka badan 10 saac u xirnaa ciidamada ammaanka.
Waxaa kaloo Wariyaha oo uu wehlinayey wariye madax bannaan oo lagu magacaabo Sakariye Xuseen Maxamuud (Macrauuf) oo isna sidoo kale la sii daayey
Goobjoog News