U bood dhigaalka

Wasaarada Waxbarashada Oo Ceyrisay Madaxii Hay’adda CARE Ee Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya

Sheeko:Caalamka

Qoraal kasoo baxay sii hayaha xafiiska wasiirka waxbarashada Dowladda Federaalka  Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa lagu faray Cabdullahi Imaan oo ahaa agaasimihii hey’adda  CARE  inuu dalka ka baxo.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Warka Ka Soo Baxay Wasiirka Waxbarashada

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Wasiir Goodax

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/akhriso-sababta-dowladda-federaalka-ah-ay-dalka-ugu-ceyrisay-madaxii-heyadda-care/

Goobjoog News