Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Soo Saaratay Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada
Sheeko:Dalka

Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo federalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saaratay Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada.
Xeerkaan ayaa ah mid quseeya mabaadii’da iyo hanaanka ay u dhacayaan doorashooinka dowlad-gobaledyada xubnaha ka ah dowladda dhexe ee Soomaaliya .
Xeerkaan ayaa waxa uu ka soo baxay wafiiska wasiirka arrimaha gudaha iyo federalka Soomaaliya Cabdi maxamed Sabriye.
Halkaan ka aqriso