Wasiir Goodax Barre ” Waa Wajib Dhaqan-galinta Manhajka Cusub ee Dugsiyada Sare

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta saree ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa Waxaan maanta soo saartay Xeerka ansixinta iyo dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga Sare oo ay qasab tahay in sannad-dugsiyeedkan lagu dhigo dhammaan dugsiyada sare ee dalka.

Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare e e dalka Cabdullaahi goodax Barre oo bartiisa facebok ku daabacay warkaan ayaa qasab looga dhigay in dhammaan dugsiyadda sare ee dalka in manjahkaan ay dhaqan galiiyaan sanad dugsiyeedkaan .

“Waxaan maanta soo saaray Xeerka ansixinta iyo dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga Sare oo ay qasab tahay in sannad-dugsiyeedkan lagu dhigo dhammaan dugsiyada dalka ayaa lagu yiri qaraalkaan kasoo baxay wasiir goodax Barre.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW