Wasiir Maareeye oo Golaha Shacabka u Hortagaya Su’aalo La Xiriira Siyaasadda Warbaahinta Qaranta

Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa u yeeray wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareye inuu hor yimaado 15 Dec 2019.

Wasiira ayaa su’aalo laga weydiin doonaa shaqada wasaaradda warfaafinta gaar ahaan dhaqanka ama siyaasadda ku aadan wararka baarlamaanka iyo sida hantida qaranka ay dad gaar ah ugu adeegtaan uguna fushadaan dacaayad.

Related Articles

4 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW