U bood dhigaalka

Wasiirada Galmudug Oo Caawa Lagu Dhawaaqay (AKHRISO LIISKA)

Ogoosto 28, 2015

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa goordhaw oo caawa ah waxa uu ku dhawaaqay golahiisa wasiirada.

Waxa uu Mr Guuleed magacaabay 24, 4 wasiiru dowle-yaal iyo 23 wasiir ku xigeen, waxaana wasiiradaan ka dhex muuqda xubno ka mid ah Ahlu-sunna Waljameeca.

Hoos ka akhriso magacyada wasiirada

magacaabis

Magacaabis2

Magacaabis3