Xafiiska UNSOM oo War Ka Soo Saaray Hadalkii Xaliimo Yarey

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil ¬†Ibraahim (Xaliimo Yareey) oo ay ku shaacisay nooca Doorasho¬† Dalka ka dhaceysa 2020/2021. Qoraal ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa loogu mahadceliyay Guddoomiye Xaliimo Yareey ay soo bandhigtay noocyada farsmo ee lagu gaari … Continue reading Xafiiska UNSOM oo War Ka Soo Saaray Hadalkii Xaliimo Yarey