U bood dhigaalka

Xarun Waaxeed Cusub Degmada Shibis oo Maanta Xariga Laga Jaray (Sawirro)

Sheeko:Dalka

DSC_0608Maamulka gobolka Banaadir waxa uu maanta xariga ka jaray waax cusub oo ka tirsan degmada Shibis, halkaasi oo hawlaha maamulka degmada lagu fulinayo.

Furitaankii waaxdani oo lagu magacaabo Calasoow Dheere ayaa waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir oo uu ugu horeeyo afayeenka maamulka Cali Seeko iyo gudoomiyaha degmada mudane Cabdifataax.

Waxaa munaasabadda kasoo qeybgalay bulshada degmadaasi qeybaheeda kala duwan, kuwaasi oo si wada jir ah ugu damaashaaday waaxdani kusoo korortey degmada.

 

 

Goobjoog News

DSC_0608 DSC_0612 DSC_0616 DSC_0626 DSC_0640 DSC_0644 DSC_0646