U bood dhigaalka

Xasan Sheekh Oo Farmaajo iyo Labada Aqal ee BF ugu Baaqay In Dalka Aanu Dastuur La’aan Noqon

Sheeko:Baarlamaanka

Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qoraal uu soo saaray waxaa uu baaq ugu diray madaxweyne Xasan Sheekh iyo labada gole ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, isaga oo Farmaajo si gaar ah ugu soo jeediyey inuu qaato go’aan degdeg ah oo , iskuna waco baarlamaanka labadiisa aqal si looga hadlo di u dhisgista ansixinta iyo afti u qaadista dastuurka.

Xasan ayaa sidoo kale waxaa uu xusay in Baarlamaankii 9-aad dhammaadka muddo xileedkiisa uu ahaa in la dhammeeyo aftina loo qaado Dastuurka, laakiin aysan suurto gelin, duruufo amni iyo mid dhaqaale oo xiligaas qaranka uu  wajaheyey,  madaxweynaha iyo guddoonka labada gole ayuu ugu baaqay in ay u dhaqaaqaan DKMG.

Halkaan Ka Akhriso:

Image may contain: text

Image may contain: text