U bood dhigaalka

Xildhibaan Ilhaan Cumar “ Waan Guuleysannay ”

Sheeko:War

Xildhibaanka Congress-ka Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa axaddii heshay taageerada Democratic–Farmer–Labor Party (DFL) si uga qeyb gasho Doorashada Horudhaca ah ee August 11 ee kursiga xisbiga dimoqoraadiga ee Congress-ka ku leeyhiin Minneapolis.

Halkan Warbixin Ku Saabsan Guusha Xildhibaan Ilhaan Cumar