Xildhibaan Mahad Salaad oo Beeniyey in Madashu Kahor Timid Ceyrinta Kheyre

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka iyo Madasha ayaa qoraal uu bartiisa Faceboogga goordhow soo dhigay waxaa uu ku beeniyey qoraal loo tiiriyey Madasha oo la isla dhex wareegayo kaas oo ceyrinta Xasan Kheyre ku sheegay mid qalalaaso abuuri karto iyo mid lagu doonayo waqti kordhin.

 

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW