Xildhibaanada Baarlamaanka oo Sheegay in Dowladda ay Bixiso Amaahda Shaqaalaheeda Ku Leeyihiin Inta Aaney Ka Hadlin Xisaab Xir.

Kulanka 24-aad, Kalfadhiga 7-aad  waxaa looga hadlay xisaab xirka kharashaadka 2014kii, dadkii meesha ka hadlay waxaa ay qireen in ay jirtay wax isdaba marin iyo isla xisaabtan la’aan.

Xildhigaan Dhagdheer oo la hadlayay Baarlamaanka ayaa sheegay in Shirkadaha Favori oo Maamusha ku heysa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo Shirkadda Al-Bayrak aya labaduba ku shaqeeyaan sharci darro oo baarlamaanka uu diiday.

Xildhibaanka waxaa uu sidoo kale sheegay  in xisaab xirkan uu yahay waxaad ogeyd haluguu sheego, oo horay u ogeyn, isagoo sheegay in dadkii xisaabtan ku shaqada lahaa ay magaalada dhinac ka joogaan.

Xildhibaan Dhalxa ayaa dhankiiska sheegay in Ciidamada qaranka iyo hey’adaha amniga aan la siin mushaar, isagoo intaa raaciyay in shaqaalaha baarlamaanka aan la siin mushaar, Xildhibaanka waxaa uu ku dooday in aan la ogeyn lacagaha midowga Yurub, Imaaraadka iyo Turkiga meel ay ka baxaan.

Hanti-dhowraha Mudane Nuur ayaa goobta ka hadlay in wadanka xisaabtiisa in aanay xermi Karin inta Shirkadaha Favori oo Maamusha ku heysa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo Shirkadda Al-Bayrak aan la xisaabin Karin.

Xildhibaanada ayaa la yaabay xisaab xir lagu soo daray:  9 hey’adood xisaab xirkooda waa 38%, hay’adda aminga 36% iyo kuwa kale 16%.. iyo arrimo kale oo la yaab leh, Xildhibaanada waxaa ay sheegeen in arinkan ay tahay sharciyeen Musuq.

Related Articles

51 Comments

  1. Gacaliye,
    LOAN AS FAST WAA SIDA LAGA HELAY 48 saacadood. Maalgelinta maaliyadda Richard Micro Fund Plc. Bixinta deynta aan lahayn dammaanadda sida: Deymaha la hubiyay iyo kuwa aan la hubin, Deynka ardayga, Deynka guryaha, Lacagta Deynsashada, Amaahaha caadiga ah, Deymaha aan Laheyn, Dhibaatada Dhamaadka Dhammaan waa la heli karaa.
    Faahfaahinta isticmaalaha:
    Magaca oo buuxa:
    Taariikhda Dhalashada:
    Lamaanaha:
    Xaaladda guurka:
    Cinwaanka:
    Dal:
    Gobolka:
    Magaalada:
    Gobolka:
    Lambarka boostada:
    Taleefan:
    Cinwaanka emailka:
    Ujeedada amaahda:
    Lacagta amaahda:
    Waqtiga amaahda:
    Dakhligaaga bisha:
    Sarkaalka ammaahda ah ee boostada ee Via Email: (Richardwillianloancompany@gmail.com) Iyo macluumaad, La xiriir cinwaankayaga internetka: http://www.richardwillian.com

    Mahadsanidin,
    Mudane Richard Willian.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW