U bood dhigaalka

Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Ka Doodaya Heer-hoosaadkooda

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaannad golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayo xeer-hoosaadka golahan ku leh magaalada Muqdisho.

Kulankan maanta waxaa soo xaadirey 156 xildhibaan, waxaana shir guddoominayey guddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Xildhibaannada ayaa ka doodaya xeer-hoosaadka golaha shacabka oo wax ka bedal lagu sameeyey.

Kulankan maanta socda ayaa baaqday Arbacadii aynu kasoo gudubnay, kadib markii uu buuxsami waayey Kooramka xildhibaannada.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News