U bood dhigaalka

Xildhibaanno Lagu Doortay Jowhar Iyo Banaadir

Diseembar 4, 2016

Doorashada aqalka hoose ayaa ka dhacday gobollada Banaadir iyo Hirshabeelle, gobolka hore waxaa lagu doortay labo xildhibaan halka Hirshabeelle lagu doortay saddex xildhibaan.

Xildhibannada Maanta La Doortay:

Xildhibaannada Banaadir

Jeiylaani Nuur Ikar

Fahmo Axmed Nuur

Xildhibaannada Hirashabeelle

Cabdiqadir Carabow Ibrahim

Khalif Cabdi Cumar

Maxamud Cabdiraxmaan Beene-beene

Hirshabeelle waxaa ilaa iyo hadda lagu doortay 35 Xildhibaan, waxaa dhiman 3 kursi oo uu ku jira kursiga oo rabshadda ka sameeyay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Nuux.

Goobjoog News