U bood dhigaalka

Xoghayeyaasha Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka Oo Ku Baaqay Soo Gudbinta Galalka Xildhibaanada

Sheeko:Baarlamaanka

Xoghaya guud ee Baarlamaanka Jamhuuridda Soomalaiya Cabdikariim Xuseen Cabdi Buux iyo Xoghayaha golaha aqalka sare Cali Maxamed Jaamac ayaa siwadajir ah waxaa ay baaq ugu direen guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban iyaga oo ka dalbaday in sida ugu dhaqdiyahay badan usoo gudbiyaan xogaha xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka 11-aad.

Qoraal kooban oo siwadajir ah uga soo baxay labada aqal ayaa waxaa lagu sheegay in muhiim ay tahay in la helo xogaha xildhibaannada cusub, maadaama doorashadu ay marayso golaha shacabka heer gabagabo ah, walina aan lasoo gudbin in ka badan xogaha 200 xildhibaan oo la doortay oo ka tirsan aqalka hhoose iyo 54 Senotor  oo ka tirsan golaha aqalka sare

Halkaan ka akhriso 

No description available.