Xoogga Dalka: Taliye iyo Ku-xigeenkiisa Oo Ku Dhintay Qarax
Sheeko:Dalka

Taliyihii ciidanka xoogga dalka qeybta 12-ka April Gen. Cumar Aadan Dhabad (Cumar Dheere) iyo ku-xigeenkiisa Cabdi Cali Jamaame ayaa goordhow lagu dilay qarax miino.
Qarax ayaa lala beegsaday kolonyo ay la socdeen Taliyaasha iyo ciidamo ilaalo u ahaa, waxaa uuna ka dhacay deegaanka Dhanaane ee Koonfurta Muqdisho dhinaca xeebta Jazeera.
Wararka waxaa ay intaas ku darayaan in qarax ku dhinteen sidoo kale in ka badan 5 askari.
Goobjoog News