Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa magacaabay xubnaha Baarlamaanka uga mid noqonaya midowga Baarlamaanada ururka iskaashiga Islaamka, kuwaas oo badeli doona xubnihii Baarlamaankii 10-aad.
Goobjoog News