U bood dhigaalka

Senator Ka Hadlaya 37 Qof Oo Shuban Biyood Ugu Geeriyooday Koofur Galbeed

Sheeko:Dalka

Senator Xuseen Sheekh Maxamud oo ka mid ah xildhibaannada aqalka sare ee laga soo doortay koofur galbeed ayaa baaq uu soo gaarsiiyay Goobjoog News waxaa uu uga hadlay shuban biyood ka dilaacay deegganada koofur galbeed.

Senator Xuseen waxaa uu baaqiisa ku sheegay in illaa iyo hadda 37 qof oo 70% ay caruur yihiin ay u dhinteen shubanka, isagoo dowladda federaalka iyo heya’adaha gargaarka ugu baaqay in dadkaas gargaar lala soo gaaro.

Baaqa Senator Xuseen Sh. Maxamud halkan ka akhriso:

baaq