Burcad Badeedda Haysata Shaqaale Iran Ah Oo Ka Hadlay Sababta Ku Kalliftay In Dadkaasi Qafaashaan (Wareysi) Sheeko:Dalka Koox burcad badeed ah oo dhawaan qafaashay shaqaale Iran u dhashay iyo markab ay la socdeen ayaa Goobjoog News, kaga warbixiyay sababta ku kalliftay in dadkaasi qafaashaan. Khaliif Cismaan Karani… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Seygeeda Ku Dishay Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, waxaa xalay ka dhacday dhacdo dad badani ay ka naxeen, kadib markii Haweeney ay seygeeda ku dishay magaaladaasi. Xaafadda Xaawo Taako, laanta Buulo Xabley…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal C/laahi Gaafoow oo Ka Digay Tahriibka iyo Kooxaha Loo Yaqaano Ma Gefayaasha Taliyaha hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Jeneraal C/laahi Gaafoow oo u waramayey warbaahinta Dowladda ayaa uga digay waalidiinta caruurtooda tahriibiyaan una gacan geliyaan kooxaha loo yaqaano ma gefayaasha, isagoo intaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Al-shabaab Malahan Awood Ay Meelo Nooga Qabsadaan” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa meesha ka saaray in bishaan gudaheeda ay Al-shabaab magaalooyin ka qabsadeen dowladda Soomaaliya, waxa uu sheegay in Al-shabab aysan lahayn awood ay meelo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada ayaa Kulankoodii Joogtada ahaa uga Hadlay Siyaasada Naafada Qaranka iyo arimo kale Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyadoo looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen Amniga,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Maanta Ka Shiray Arrimo Amniga Uu Ka Mid Yahay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyadoo looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen Amniga,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duurjoogtii Soomaaliya Oo Kusoo Guryo Noqday Jubada Hoose Warbaahinta caalamka ayaa qortay in duurjoogtii dalka Kenya ay usoo baxsatay gudaha dalka Soomaliya, waxaana ka mid ah duurjoogta soo gashay Soomaaliya Maroodiga, Lo gisiga, Goronyada, Libaaxa, Haramcasta, Geriga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgambi: Ciidanka Burkina Faso oo Madaxweynaha Casilay, Xukuumaddana kala Diray Lieutenant-Colonel Mamadou Bamba oo ka hadalay Telefishinka ayaa sheegay in ay soo afjareen Walaac badan iyo nidaam Kaligii Taliye ah iyagoo sameeyay golaha Dimoqoraadiyadda dalka. Ciidanka ayaa sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ka Badan 10 Oo u Dhintay Abaaro Ka Jira Somaliland Waxaa isa soo taraya gobalada ay Abaarta ku dhufutay ee Somaliland, taasi oo saameyn ku yeelatay dad iyo duunyo intaba. Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Somaliland, gaar ahaan gobalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Khasaare Geystay Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi uu goor dhaw ka dhacay qarax Miino, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…