Xildhibaano Federaalka ah oo Meesha Ka Saaray Wada Hadalka Xukuumadda iyo Baarlamaanka uu Jawaari Ku Taliyay Sheeko:War Xildhibaan Mustaf Mukhtaar iyo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shir jaraa’id ay ku qabteen Muqdishu ku sheegay in Shacabka iyo beesha caalamka ka saarayaan walwal labaad oo soo kordhay sida ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Iyo Kuwa Itoobiya Oo Faarujiyay Deegaanka Buq’aqable Ee Gobalka Hiiraan Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay isaga baxeen deegaanka Buq’aqable ee Gobolka Hiiraan, waxaana deegaankaasi dib ula wareegay ciidamada Xarakada Al-shabaab. Lama Oga ilaa…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Hoggaamiya yaasha ShirkadahaTecknolojiyadda ugu Caansan oo Hindiya kasoo jeeda!! Shirkadii Tecknolojiyadda Mareykanka kuwooda ugu caansan waxaa Madax ka noqday dad kasoo jeeda dalka Hindiya, taas oo Saxaafadda Mareykanka ay maalmahan qorayaan. Shirkadaha ay dadkan hogaaminayaan waxaa ka mid ah:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deeq Dawo Ah Oo La Gaarsiiyay Isbitaalka Guud Ee Magaalada Cadaado Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Galmudug ayaa deeq dawo ah gaarsiisay Isbitaalka Guud ee degmada Cadaado, halkaasi oo bukaanno lagu baxnaaninayo. Wasiirka caafimaadka Galmudug Nimco Catoosh iyo xubno ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya Ee Kenya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Booqday Xeryaha Dhadhaab Wafdigaan oo ay hogaaminayeen safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan iyo Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi Cali Maxamed Sheekh ayaa waxaa ka mid ahaa madaxa Hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Ka Tirsan Galmudug Oo Xariga Ka Jaray Xarumo Dan Guud Ah Magaalda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa waxaa laga hirgeliyay mashaariic dan guud ah, taasi oo ay fureen wasiirro ka mid ah maamulka Galmudug. Xarumahaan ayaa isugu jira goobo kubadda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gar Mise Gaf: Gabdhaha Oo Guurka Lagu Qasbo Gabdhaha kunool magaalada Muqdisha ayaa xilligan aad uga hadlaya dhibta uu leeyahay Guurka qasabka ah kaas oo wali kajira magaalada Muqdisho. waalidiinta qaarna gabdhaha ay dhaleen ku dara nin aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Kasoo Carartay Dagaallada Yemen Oo Gurmad u Baahan Tan iyo markii dalka Yemen ay ka billawdeen dagaallo xoogan, waxaa dalka dib ugu soo laabanayay Muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo naftooda lasoo baxsaday. Qaar ka mid ah qoysaskii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Dhallinyaro Bilawday Wacyigelinta Bulshada Ee Dhibaatada Qabyaaladda Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa ka bilawday Olole Ballaaran oo ay wadaan koox dhallinyaro ah, kaasi oo bulshada looga wacyigelinayo dhibaatada ka dhalan karta qabyaaladda. Dadka ayaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Caruur Cudurka Jadeecada Ugu Geeriyootay Degmada Mahadaay Ee Shabellaha Dhexe Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in tira caruur ah ay cudurka Jadeecada ugu geeriyoodeen degmadaasi, iyo deegaanno kale oo degmada ku dhaw. Xaaji Fuleyn oo ah…