Siyaasi Axmed Ducaale “Baarlamaanka Dusha Ayuu Ka Daawaday Dhibaatada AMISOM Dalka Ku Hayso” Sheeko:Dalka Siyaasiga Axmed Faarax Ducaale ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay in Barlamaanka Dowlada Federaalka uu dusha ka daawado dilalka Ciidamada AMISOM ay u gaystaan dadka Soomaaliyeed Isagoo u waramay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Ku Xigeenkii Baladxaawo Iyo Taliyahii Booliiska Doolow Oo Ku Geeriyooday Dagaal Ka Dhacay Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ay ku dhinteen gudoomiye ku xigeenkii degmada Baladxaawo iyo Yaliyahii ciidamada Booliiska ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Degmada Diinsoor Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu gaaro degmada Diinsoor ee gobalka Baay, halkaasi oo dhawaan laga qabsaday Xarakada Al-shabaab. Waxaa madaxweynaha socdaalkaan ku wehlin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Miltariga Jabuuti Oo Iska Fogeeyay In Ay Eedeeyeen Ciidamada Itoobiya Ee Ku Sugan Hiiraan Taliska Ciidamada Milatariga dalka Jabuuti ayaa iska fogeeyey warar sheegaya in Jabuuti ay ku eedeysay Ethiopia iney ka joogaan Soomaaliya ciidamado qarsoodi ah kuwaas oo jooga gobolka Hiiraan, iyadoo hadalkani…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas “Dariskeena Dhow Iyo Midka Fog Waxaan Ugu Baaqeynaa In Nabad Lagu Wada Noolaado “ Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay ugu baaqayaan dhammaan maamulada deriska la’ah iyo kuwa ka fog intaba nabad ku wada noolaansho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Ammaanka Gobalada Koonfur Galbeed Oo Ka Dhacay Baydhabo Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, waxaa ka dhacay kullan ballaaran oo looga hadlayay ammaanka guud ee gobalada Koonfur Galbeed, kaasi oo ay ka qeybgaleen xubno dhowr ah. Kulankaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Garbahaarey Oo Ballan Qaaday Xalinta Waxa Ay Kala Tabanayaan Shacabka Jubbaland Guddoomiyaha golaha Guurtida magaalada Garbahaarey Nabadoon Buraale Jaamac Deer ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xalinta waxyaabaha ay isku khilaafsan yihiin shacabka Jubbaland iyo siyaasiyiintooda. Nabadoonka oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Goofgaduud Oo Beeniyay In Al-shabaab Ay La Wareegeen Deegaankaasi Maamulka deegaanka Goofgaduud ee gobalka Baay ayaa been abuur ku tilmaamay in Xarakada Al-shabaab ay la wareegeen deegaankaasi, ka dib dagaal dhacay. Guddoomiyaha deegaankaasi Axmed Aadan Maxamed ayaa wareysi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Baay Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanno ka mid ah gobalka Baay, halkaasi oo khasaare nafeed uu ka dhashay. Deegaanno…